Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta kMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka socday duleedka Kismaayo lagu dilay dad badan oo isugu jiray shacab iyo dhinacyada dagaalamaya. Dagaalka ayaa u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo wada dega magaalada Kismaayo iyo duleedkeeda, waxa uuna dagaalka noqday mid soo noq noqday … Continue reading Dagaal dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo